Siciid Joogsade oo sharci daro ku tilmaamay xilka ka qaadistii lagu sameeyey

Afhayeenkii Wasaaradda amniga dowlad goboleedka Jubbaland Siciid joogsade ayaa ka soo horjeestay xilka qaadis lagu sameeyey. Saciid joogsade ayaa xilkan hayey muddo dhowr bilood ah, iyadoo xilka ka qaadistiisa ay timid ka dib wareegto ka soo baxday Wasaaradda Amniga dowlad goboleedka Jubbaland. Balse afhayeenka xilka laga qaaday ayaa ku gacan seyray talaabadan, waxaana uu sheegay … Continue reading Siciid Joogsade oo sharci daro ku tilmaamay xilka ka qaadistii lagu sameeyey